home All News open_in_new Full Article

Dowlada oo sheegtay in howlgal qorsheysan lagu diley 40 ka mid ah Alshabaab

Jun 06(Jowhar) War ka soo baxay Dowlada Federalka Soomaaliya ayaa lagu sheegay in howlgal qorsheysan oo laga fuliyay deegaanka Ceel Hareeri ee gobolka Hiiraan lagu diley inkabadan 40 ka mid ah kooxda Alshabaab. Hase yeeshee warka ka soo baxay dowlada Soomaaliya ayaan lagu cadeyn waqtiga uu dhacay howlgalka,mana jirto ilo madax banaan oo xaqiijinaya. Qoraalka […]


today 1 week ago attach_file Other

attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other


ID: 3445194979
Add Watch Country

arrow_drop_down