home All News open_in_new Full Article

Dowlada Shiinaha oo shaacisay inay dagaal la galeyso canshuurta Trump

BEIJING (DAYNIILE.COM)-Dowlada Shiinaha ayaa si adag u hadashay dagaalka canshuurta ee Madaxweyne Trump uu ku hayo dunida gaar ahaan dalalka ganacsi is dhaafsiga uu kala dhaxeeyay gaar ahaan hanjabaaddii madaxweynaha Maraykanka Donald Trump. Trump ayaan dhawaan ugu hanjabay Shiinaha inuu ku kordhin doono canshuuraha 50% ah haddii aanay ka noqon cashuurta aargoosiga ah ee ay […]


today 1 week ago attach_file Other

attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other


ID: 1096367926
Add Watch Country

arrow_drop_down