home All News open_in_new Full Article

Dowladda Congo iyo fallaagada M23 oo isku raacay in ay nabad ka shaqeeyaan kadib markii Qadar ay kala dhex gashay

Jamhuuriyadda Dimuqraadiga ah ee Congo iyo fallaagada M23 ee ay Rwanda taageerto ayaa Arbacadii bayaan ay soo saareen ku ballanqaaday wadahadallo ay Qatar ku doonayeen inay nabada ku raadiyaan ka dib rabshado ka qarxay bariga Congo bishii Janaayo, taasoo sare u qaadday cabsida laga qabo dagaal gobolka ka dhaca. Heshiisku waxa uu kor u qaaday … The post Dowladda Congo iyo fallaagada M23 oo isku raacay in ay nabad ka shaqeeyaan kadib markii Qadar ay kala dhex gashay appeared first on Oodweynenews.com Oodweyne News.


today 6 d. ago attach_file Other

attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other


ID: 1377514526
Add Watch Country

arrow_drop_down