home All News open_in_new Full Article

Dowladda Federaalka Somaliya oo Axmed Madoobe ku xidhay sharuud uu kaga soo qeyb gali karo shirka madasha

Wasiirka Amniga ee Dowladda Federaalka Soomaaliya, Gen. Cabdullaahi Ismaaciil Fartaag, ayaa sheegay in Madaxweynaha Jubbaland, Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe), uusan ka qeyb geli karin shirka madasha wadatashiga ee uu Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud isugu yeeray madaxda dowlad-goboleedyada, ilaa uu ka laabto doorashadii lagu doortay ee dowladda Federaalku ku tilmaantay mid sharci darro ah. Wasiir … The post Dowladda Federaalka Somaliya oo Axmed Madoobe ku xidhay sharuud uu kaga soo qeyb gali karo shirka madasha appeared first on Oodweynenews.com Oodweyne News.


today 8 h. ago attach_file Other

attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other


ID: 2487354273
Add Watch Country

arrow_drop_down