home All News open_in_new Full Article

Puntland oo xabsiga dhigtay weriye qaatay kaadhka aqoonsiga ee dowladda Federaalka Somaliya.

Ciidamada amniga Puntland ayaa xalay magaalada Gaalkacyo ku xiray weriyaha madax-bannaan oo lagu magacaabo Dalmar Socdaal, kadib markii uu Gaalkacyo dhinaca Galmudug ka qaatay kaarka aqoonsiga qaranka ee dowladda federaalka Soomaaliya, kaasoo horey Puntland u mamnuucday. Wararka la helayo ayaa sheegaya in weriyaha la jir-dilay ka hor inta aan la xirin, taasoo dhalisay caro xooggan … The post Puntland oo xabsiga dhigtay weriye qaatay kaadhka aqoonsiga ee dowladda Federaalka Somaliya. appeared first on Oodweynenews.com Oodweyne News.


today 3 w. ago attach_file Other

attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other


ID: 2613290240
Add Watch Country

arrow_drop_down