Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa soo dhaweysay baaqa ay kala saxiixdeen dowladaha Kongo (DRC) iyo Rwanda ee wada hadalka ah, kuwaas oo muddooyinkii u dambeeyay ay ka socdeen dagaallo; iyada wadahadalladaas uu fududeeyay Mareykanka. Warsaxaafadeed ka soo baxay Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Dowladda Fedraalka Soomaaliya ayaa bogaadisay doorka uu Maraykanku ka... The post Dowladda Soomaaliya Oo Soo Dhaweysay Wadahadallada u Dhaxeeya Kongo (DRC) Iyo Rwanda appeared first on Borama News Network.