Allahu Akbar. Waxaan helaynaa warar sheegaya in Xarakada Al Shabaab ay qarka u saaran tahay inay si buuxda ula wareegto dalka Soomaaliya. Sida horay loo sheegay, waxay taasi dhici kartaa bisha May ama ugu dambayn bisha June 2025. Tan iyo burburkii nidaamkii Siyaad Barre sanadkii 1991, Soomaaliya waxay ahayd dowlad fashilantay. Xasilooni darradaas waxay khatar … The post Faysal Cali Waraabe oo Sheegay in Alshabaab Qabsanayso Somaliya appeared first on Oodweynenews.com Oodweyne News.