home All News open_in_new Full Article

Wasiir Fiqi oo jawaab culus ka bixiyay hadalkii Faysal Cali Waraabe

MUQDISHO (DAYNIILE.COM)-Wasiirka arimaha dibada Somalia Axmed Macalin Fiqi ayaa jawab culus ka bixiyay hadalkii maanta uu baraha bulshada ku soo qorey Faysal Cali Waraabe oo ka mida siyaasiyiinta reer Somaliland. Faysal ayaa maanta si toos ah u taageeray kooxda Alshabaab sidii horaba loogu yaqaanay isagoona bogaadiyay guulaha alshabaab ay mararka qaar dagaalada ka gaarayaan. Axmed […]


today 3 d. ago attach_file Other

attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other


ID: 3748999463
Add Watch Country

arrow_drop_down