home All News open_in_new Full Article

Guddiga Doorashooyinka Somaliya oo beeniyay in si awood leh loo diiwaangelinayo Ardayda wax kabarata Jaamacadaha Muqdisho

Guddiga Madaxabannaan ee Doorashooyinka Qaranka ayaa been abuur ku tilmaamay in ay awood u adeegsanayaan ardayda waxkabarata Jaamacadaha ku yaala Magaalada Muqdisho si ay u qaataan Kaarka Codbixinta ee Doorashada Golaha Degaanka Gobolka Banaadir. Cabdullaahi Salaad Yaroow oo ka tirsan Guddiga Madaxabannaan ee Doorashooyinka Qaranka oo safar ku jooga magaalada Dhuusamareeb ayaa warbaahinta u sheegay … The post Guddiga Doorashooyinka Somaliya oo beeniyay in si awood leh loo diiwaangelinayo Ardayda wax kabarata Jaamacadaha Muqdisho appeared first on Oodweynenews.com Oodweyne News.


today 2 w. ago attach_file Other

attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other


ID: 1837105294
Add Watch Country

arrow_drop_down