home All News open_in_new Full Article

Puntland oo ka guuraysa doorasho cod qarsoodi ah una guuraysa doorasho cod gacan taag ah

Maamulka Puntland ayaa qorsheynaya inuu ka guuro habka doorashooyinka qarsoodiga ah ee lagu doorto xubnaha golayaasha deegaanka iyo kuwa baarlamaanka si loo yareeyo musuqmaasuqa iyo eedaha la xiriira laaluush bixinta. Guddiga Doorashooyinka Puntland ee PEC oo haatan gabagabo marsiinaya dib u eegista xeerka maamulka dowladda hoose, ayaa taageeray in doorashooyinka soo socda lagu qabto cod … The post Puntland oo ka guuraysa doorasho cod qarsoodi ah una guuraysa doorasho cod gacan taag ah appeared first on Oodweynenews.com Oodweyne News.


today 3 w. ago attach_file Other

attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other


ID: 2728017914
Add Watch Country

arrow_drop_down