home All News open_in_new Full Article

Guddoomiyaha Xisbiga Ifiye ee Puntland “Haddii dadku arkeen fikirka Saciid Deni aniguna waxaan shirka soo bandhigeynaa aragtida mucaaradka Puntland”

MUQDISHO (DAYNIILE.COM)-Maxamed Xasan oo ah Guddoomiyaha Xisbiga Ifiye ee Puntland oo ka qeybgalaya Gogosha Wadatashiga Qaran ayaa goor dhaw hadalo uu ka jeediyay shirka wuxuu ka hadlay ujeedka ay uga soo qeybgaleen iyo nuuca aragtidooda. “Ujeeddada aan gogosha u nimid waa inaan talo ku darsanno arrimaha qaranka, haddii dadku arkeen fikirka Saciid Deni, waxaa muhiim […]


today 22 h. ago attach_file Other

attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other


ID: 2765749447
Add Watch Country

arrow_drop_down