home All News open_in_new Full Article

Hansi Flick: “Haddii aad ciyaaryahan Barcelona tahay, waa inaad dhiigga u shubtaa kooxda”

XIGASHO LAACIB.NET Tababaraha Barcelona Hansi Flick ayaa ku boorriyay ciyaartoyda inaysan si buuxda ugu mashquulin guushii finalka Super Cup-ka Spain ee ay ka gaareen Real Madrid, isagoo xasuusiyay inay dareenkooda si degdeg ah ugu wareejiyaan ciyaarta berrito ee wareegga 16-ka ee Copa del Rey oo ay la leeyihiin Racing. “Waa inaad ku raaxaysataan xaaladahan oo […]


today 5 d. ago attach_file Other

attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other


ID: 2571905608
Add Watch Country

arrow_drop_down