home All News open_in_new Full Article

Maxaad kala socotaa Digniinta goor dhaw Dowladu la wadaagtay Shacabka

Digniin! Waaxda Gurmadka deg-degga ah ee Dowladda Hoose Xamar waxay bulshada Soomaaliyeed ku wargalinaysaa inay jiraan dabaylo xooggan, sidaas darteed waxaa bulshada looga digayaa khatar kasta oo dab dhalin karta, sida Korontada, Gaaska iyo Dabka la shito. Haddii aad la kulanto khatar Dab, la xiriir lambarka gaaban ee 991, si laguugu soo gurmado.


today 2 w. ago attach_file Other

attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other


ID: 11209438
Add Watch Country

arrow_drop_down