home All News open_in_new Full Article

Sirdoonka Somalia oo howlgal ku dilay Alshabaab qaabilsanaa Minooyinka dhulka la geliyo

Sida warbaahinta Dowladu goor dhaw shaacisay Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA) ayaa howlgal qorsheysan oo ay ka fuliyeen duleedka degmada Afgooye ee gobolka Shabeellaha Hoose ku dilay dhagar-qabe ka tirsanaa Khawaarijta, kana mid ahaa xubnaha u qaabilsanaa miinooyinka dhulka lagu aaso, kaas oo muddo dheer lagu raad-joogay. Howlgalka oo si taxaddar leh ay […]


today 5 d. ago attach_file Other

attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other


ID: 2210909039
Add Watch Country

arrow_drop_down