home All News open_in_new Full Article

Ciidamada Dowlada iyo kuwa deegaanka oo Shabeelaha hoose ka fuliyay howlgal Alshabaab badan lagu dilay

Wararka laga helaayo Gobolka Shabeelaha hoose ayaa sheegaya in halkaasi lagu laayay alshabaab badan kadib howlgal ay isla fuliyeen kumaandooska Gor-Gor iyo maleeshiyaadka dadka deegaanka oo iskaashanayay. Howlgalkaani oo si gaar ah uga dhacay Tuulada Warta Cumar Siidow ayaa lagu dilay laa 6 dagaalame oo ka tirsan Alshabaab kadib markii Taliska ciidamada Xooga Somalia oo […]


today 7 d. ago attach_file Other

attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other


ID: 4206326667
Add Watch Country

arrow_drop_down