home All News open_in_new Full Article

Madaxweyne Xassan oo goor dhaw Madaxtooyada ku qaabilsay Taliyaha Sirdoonka iyo Nabadsugida Itoobiya

MUQDISHO (DAYNIILE.COM)-Madaxweynaha Somalia Xasan Sheekh Maxamuud ayaa goor dhaw Madaxtooyada Somalia ku qaabilay Taliyaha Nabad sugida iyo Sirdoonka Itoobiya Ridwaan Xuseen kaasoo maanta soo gaaray Magaalada Muqdisho. Kulankaan Madaxweyne Xasan iyo Ridwan oo sidoo kale uu goob joog ka ahaa Taliyaha Nabas sugida iyo sirdoonka Qaranka Somalia Mahad Salad ayaan wali laga helin sharaxaad dheeraad […]


today 6 d. ago attach_file Other

attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other


ID: 2339870879
Add Watch Country

arrow_drop_down