home All News open_in_new Full Article

SAWIRRO: Faderaalka iyo Waqooyi Bari oo ka shirey sugida amniga munaasabada caleema saarka Firdhiye

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Waqooyi Bari Mud. Cabdulqaadir Axmed Aw-Cali ayaa caawa shir guddoomiyey shir looga hadlay amniga iyo nabadgelyada munaasibadda caleemasaarka. Shirka waxaa ka qeyb galay Wasiirka Arrimaha Gudaha, Taliyaha Ciidanka Booliska, Agaasimaha Hay’adda Sirdoonka Qaranka ee NISA, Saraakiil Ciidan iyo Wasiiro iyo masuuliyinka ka tirsan dowlad goboleedka Waqooyi Bari Soomaaliya. Shirka ayaa diiradda lagu […]


today 3 d. ago attach_file Other

attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other


ID: 32935826
Add Watch Country

arrow_drop_down