home All News open_in_new Full Article

NISA oo goor dhaw shaacisay howlgal Bu’aale laga fuliyay oo lagu bartilmaameedsaday Saraakiil Alshabaabka tirsan

Taliska Hay’ada Nabadsugidda iyo Sirdoonka Qaranka ee  (NISA) ayaa goor dhaw waxay shaaciyeen in howlgal duqeyn ah lagu bartilmaameedsaday Saraakiil ka tirsan Kooxda Alshabaab kaasoo ka dhacay Magaalada Bu’aale ee Gobolka Jubbada Dhexe. Sirdoonka Qaranka  oo kaashanaya Saaxiibada caalamka ayaa fuliyay howlgal-kaani xili Saraakiisha Alshabaab uu shir uga socday Degmada Bu’aale ee Gobolka Jubbada Dhexe. […]


today 4 d. ago attach_file Other

attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other


ID: 2325717461
Add Watch Country

arrow_drop_down