home All News open_in_new Full Article

Booliiska oo goor dhaw oo soo xirey Gudoomiye Xaafadeed dad shacaba ku rasaaseeyay Muqdisho

MUQDISHO (DAYNIILE.COM)-Booliiska Magaalada Muqdisho ayaa goor dhaw soo qabtay Gudoomiye Xaafadeed saaka dad shacaba ku xabadeeyay gudaha Xaafada Towfiiq ee Degmada Yaaqshiid kadib markii saaka baraha bulshada lagu shaaciyay muuqaalka marka uu dhibaatadaasi geysanayay. Taliska qeybta Booliiska Gobolka Banaadir ayaa soo qabashada eedeysanaha iyo sawirkiisa waxay la wadaageen warbvaahinta. Booliiska waxay sheegeen in saldhigga Boliiska […]


today 3 w. ago attach_file Other

attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other


ID: 3643351726
Add Watch Country

arrow_drop_down