home All News open_in_new Full Article

Hogaamiye Firdhiye oo Muqdisho si weyn loogu soo dhaweeyay+SAWIRRO

Wasiiro ka tirsan XFS, Mas’uuliyiin iyo qeybaha bulshada ayaa ku soo dhaweeyay hoggaamiyaha Dowlad Goboleedka SSC-Khaatumo Cabdiqaadir Axmed Aw-Cali (Firdhiye) garoonka diyaaradaha ee magaalada Muqdisho. Hogaamiye Cabdiqaadir Axmed Aw-Cali ayaa imaatinkiisa magaalada Muqdisho uga qayb galaya Shirka Golaha Wadatashiga Qaranka oo uu ku casuumay Madaxweynaha JFS Xasan Sheekh Maxamuud, shirkaas oo lagu wado Villa Soomaaliya […]


today 63 h. ago attach_file Other

attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other


ID: 3385450898
Add Watch Country

arrow_drop_down