home All News open_in_new Full Article

𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚 𝐨𝐨 si weyn loogu soo dhaweeyay 𝐌𝐮𝐪𝐝𝐢𝐬𝐡𝐨

Apr 15(Jowhar)Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda  Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta soo gebagabeeyey safarkii taariikhiga ahaa ee afartii maalmood ee la soo dhaafay uu ku joogay magaalada laascaanood ee xarunta gobolka Sool isagoo dib ugu soo laabtay Caasimadda Muqdisho waxaana si weyn usoo dhaweeyey Mas’uuliyiin iyo qeybaha Bulshada. Ra’iisul Wasaare Xamsa,oo 12–kii bisha […]


today 3 w. ago attach_file Other

attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other


ID: 1808357133
Add Watch Country

arrow_drop_down