home All News open_in_new Full Article

Hoos u dhac ku yimid Suuqa saamiyada Mareykanka kadib dagaalka cabshuuraha

Suuqa saamiyada Mareykanka ayaa aad hoos ugu dhacay talaadadii ka dib markii Trump uu sheegay in canshuuraha wax soo dejinta ee Shiinaha ay kor u kici doonto 104 boqolkiiba, iyadoo halbeegga S&P 500 iyo Nasdaq Composite-ka tignoolajiyada culus uu hoos u dhacay 1.57 boqolkiiba iyo 2.15 boqolkiiba, siday u kala horreeyaan. Hoos u dhaca saamiyada […]


today 1 week ago attach_file Other

attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other


ID: 4270644552
Add Watch Country

arrow_drop_down