home All News open_in_new Full Article

XOGTA: Dagaal culus oo Gaarisa ku dhexmaray Ciidamada Kenya iyo Alshabaab

GARISA (DAYNIILE.COM)-Wararka laga helaayo Magaalada Gaarisa ayaa sheegaya in dagaal culus u dhexmaray ciidamada Kenya iyo Dagaalamayaal ka tirsan Al-Shabaabka Soomaaliya. Dagaalka ayaa yimid kadib markii Alshabaa ay weerar ku qaadeen xero ciidan oo Milateriga Kenya ku leeyihiin deegaanka biya-madoobi ee Degmada Faafi ee Gobolka Garisa Waqooyi bari-Kenya. Dagaalkaan ayaa la isu adeegsaday hubka nuucyadiisa […]


today last month attach_file Other

attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other


ID: 3623239533
Add Watch Country

arrow_drop_down