home All News open_in_new Full Article

Koonfur Galbeed oo guulo ka sheegatay dagaal ka dhacay duuleedka Baydhabo, soona bandhigtay Meydadka xubno ka tirsan Al

Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya khasaaraha ka dhashay dagaal waabarigii hore ee saakay ka dhacay deegaanka Burjeedka oo ka mid ah deegaanada hoostaga magaalada Baydhabo. Dagaalka oo ahaa mid dhexmaray ciidamada dowladda iyo kuwa Koonfur Galbeed oo dhinac ah iyo kuwa Al-shabaab oo weerar kusoo qaaday deegaanka Burjeedka. Wasiirka Amniga maamulka Koonfur Galbeed Xasan Cabdulqaadir … The post Koonfur Galbeed oo guulo ka sheegatay dagaal ka dhacay duuleedka Baydhabo, soona bandhigtay Meydadka xubno ka tirsan Al-shabaab appeared first on Oodweynenews.com Oodweyne News.


today 3 d. ago attach_file Other

attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other


ID: 795484196
Add Watch Country

arrow_drop_down