home All News open_in_new Full Article

Madaxweyne Xasan Shiikh iyo qaar ka mid ah Madaxda dowlad goboleedyada oo maanta shir uga furmayo Muqdisho

Waxaa maanta oo Jimco ah lagu wadaa inuu magaalada Muqdisho ka furmo shir u dhexeeya Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo qaar ka mid ah madaxda maamul goboleedyada dalka. Shirkaan oo ah mid wadatashi ayaa waxaa ka qeyb galaya madaxweynayaasha maamulada  Galmudug, Koonfur Galbeed, iyo Hirshabeelle, halka madaxweynayaasha Puntland iyo Jubbaland aysan qeyb ka aheyn … The post Madaxweyne Xasan Shiikh iyo qaar ka mid ah Madaxda dowlad goboleedyada oo maanta shir uga furmayo Muqdisho appeared first on Oodweynenews.com Oodweyne News.


today 2 w. ago attach_file Other

attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other


ID: 1006526659
Add Watch Country

arrow_drop_down