home All News open_in_new Full Article

Madaxweyne Xasan Shiikh oo dhigiisa Turkey kala hadlay Amniga Iyo Dagaalka AS

Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa kulan gaar ah la qaatay dhigiisa Türkiye,  Recep Tayyip Erdoğan, xilli ay labadoodu ku sugnaayeen Madasha Diblumaasiyadda ee Antalya. Sida lagu sheegay qoraal kasoo baxay Madaxtooyada Soomaaliya, kulanka ayaa diiradda lagu saaray xoojinta xiriirka labada dal iyo horumarinta iskaashiga dhinacyada amniga, ganacsiga... The post Madaxweyne Xasan Shiikh oo dhigiisa Turkey kala hadlay Amniga Iyo Dagaalka AS appeared first on Borama News Network.


today 8 d. ago attach_file Other

attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other


ID: 2464323992
Add Watch Country

arrow_drop_down