home All News open_in_new Full Article

Howlgalka nabad ilaalinta Somalia oo qarka u saaran inuu dhaqaale la’aan u fashilmo

ADIS-ABABA (DAYNIILE.COM)-Masuulka u sareeya Midowga Afrika ayaa qirey in dhaqaale la’aan ay soo wajahday howlgalka AUSSOM ee nabad ilaalinta Somalia. Guddoomiya Midowga Afrika Maxamuud Cali Yuusuf ayaa si cad u sheegay in dalalkii dhaqaalaha ku bixin jirey Somalia ay hada ka caga jiidayaan,isagoona ka digay in Howgalka nabad ilaalinta Somalia ee  AUSSOM uu u fashilmo […]


today 5 d. ago attach_file Other

attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other


ID: 1380067708
Add Watch Country

arrow_drop_down