home All News open_in_new Full Article

Ilaalada Kacaanka Iiraan oo sheegay inay si buuxda gacanta ugu hayaan hawada Israa’iil

Ilaalada Kacaanka Iiraan ayaa ku dhawaaqay adeegsiga gantaallada Fatah, oo lagu tilmaamay gantaallada hypersonic, intii lagu jiray weerarradii gantaallada ee dhowaan ka dhacay Israa’iil. Wakaalladda Wararka Iiraan ee Tasnim oo soo xiganeysa Ilaalada Kacaanka ayaa sheegtay in gantaallada Fatax ay ka dhigan yihiin “bilawga dhammaadka khuraafaadka difaaca hawada ee ciidamada Israa’iil”, sida ay ku tilmaantay, … The post Ilaalada Kacaanka Iiraan oo sheegay inay si buuxda gacanta ugu hayaan hawada Israa’iil appeared first on Oodweynenews.com Oodweyne News.


today 21 h. ago attach_file Other

attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other


ID: 2191991412
Add Watch Country

arrow_drop_down