home All News open_in_new Full Article

Isbitaalka Ciidanka Booliska oo lagu kordhiyay mashruucyo cusub+SAWIRRO

Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Sarreeye Guuto Asad Cismaan Cabdullaahi ayaa xarigga ka jaray Dhismaha Shaybaarka, Keydka Daawada iyo Soolarka Cadceeda ku shaqeeya oo lagu kordhiyey Isbitaalka Ciidanka Booliska ee Madiina. Dhismayaasha cusub ee lagu kordhiyey Isbitaalkaan iyo xarumaha kale ee ay leeyihiin Ciidanka Booliska ayuu Taliyuhu amray hirgelintooda kadib markii uu arkay baahida loo qabo, […]


today 3 w. ago attach_file Other

attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other


ID: 1373274919
Add Watch Country

arrow_drop_down