home All News open_in_new Full Article

Kulan dhex maray Madaxweynaha K/Sudan iyo Ganacsato Soomaaliyeed iyo waxa looga hadlay+SAWIRRO

Kulanka ayaa looga hadlay arrimo ay ka mid yihiin fursadaha Ganacsiga iyo Maalgashiga, u hoggaansanaanta canshuuraha iyo arrimo kale. Madaxweyne ku xigeenka Koonfurta Suudaan Dr. Benjamin Bol Mel ayaa qiray kaalinta ay bulshada Soomaaliyeed ka geysanayaan dhaqaalaha Koonfurta Suudaan, gaar ahaan dhinacyada ganacsiga, Waxaa uu sheegay in Ganacsatada Soomaaliyeed la siiyo maalgelinta Beeraha. Madaxeyne ku […]


today 1 week ago attach_file Other

attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other


ID: 2091545924
Add Watch Country

arrow_drop_down