home All News open_in_new Full Article

Kumaandooska Danab oo soo bandhigay hub ay ka furteen Alshabaab+SAWIRRO

Ciidamada Kumaandooska Xoogga Dalka Soomaaliyeed ee Danab, ayaa gobolka Jubbada Hoose ku soo bandhigay hubkii ay ka soo furteen Khawaarijta oo saacadihii lasoo dhaafay, ee lagu laayey howlgallo ay ka fuliyeen deegaanka Barjaale oo hoos taga degmada Afmadow ee gobolka Jubbada Hoose. Saraakiisha hoggaamineysay howlgalkaas ayaa Warbaahinta Qaranka u sheegay inay dileen in ka badan […]


today 4 w. ago attach_file Other

attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other


ID: 3971872212
Add Watch Country

arrow_drop_down