home All News open_in_new Full Article

Macawisleyda Xawaadle “Hadii Sanbaloolshe xilka laga qaado Dowlada waa noo kala dhamaatay

Taliyaha ciidamada Macawisleyda  Beesha Xawaadle ayaa si kulul uga hadlay warar maalmihii ugu dambeeyay ku soo badatay baraha bulshada taasoo in xilka laga qaadayo Taliyaha Nabad sugida iyo sirdoonka qaranka C/laahi Sambaloolshe. Taliyahaan u hadlay ciidamada Xawaadle ee dagaalka adag kula jira Alshabaab ayaa si cad u sheegay in hadii xilka laga qaado sambaloolshe oo […]


today 7 d. ago attach_file Other

attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other


ID: 2748630026
Add Watch Country

arrow_drop_down