home All News open_in_new Full Article

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland oo kulan ballaadhan la yeeshay Saaxiibada Somaliland ee fadhigoodu yahay dalka Kenya.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Dr. Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Ciro) oo ku sugan safarkiisii rasmiga ahaa ee uu ku joogay dalka Kenya ayaa kulan ballaadhan la yeeshay Saaxiibada Somaliland ee fadhigoodu yahay dalka Kenya. Kulankan waxa Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland ku wehelinayey Xubnaha Wefdigiisa iyo mas’uuliyiinta sare ee Safaaradda Jamhuuriyadda Somaliland ee dalka Kenya. Dhanka kale, Masuulyiintii … The post Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland oo kulan ballaadhan la yeeshay Saaxiibada Somaliland ee fadhigoodu yahay dalka Kenya. appeared first on Oodweynenews.com Oodweyne News.


today 2 w. ago attach_file Other

attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other


ID: 364217250
Add Watch Country

arrow_drop_down