home All News open_in_new Full Article

Madaxweynaha Somaliland oo Jabuuti wadhaadalo kula leh Madaxweyne Geelle

May 21(Jowhar) Madaxweynaha mamulka Somaliland, Cabdiraxmaan Cirro ayaa maanta u amba-baxay dalka Jabuuti, halkaasi oo uu kulamo kula leeyahay Madaxweyne dowladda Jabuuti Geelle. Wasiiro ka tirsan mamulka Somaliland iyo taliyaha Sirdoonka ayaa safarkan ku wehlinaya madaxweynaha. Cirro ayaa dhawaan sheegey in uu xoojinayo xidhiidhka Jabuuti iyo Somaliland oo aan muuqan tan iyo is-afgaradkii Badda ee […]


today last month attach_file Other

attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other


ID: 3648344886
Add Watch Country

arrow_drop_down