home All News open_in_new Full Article

Madaxweynaha Somaliland iyo Waftigii u hogaaminayaay Oo Gaadhay Jabuuti

Madaxwaynaha Jamhuuriyada Somaliland Md.Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi Cirro Iyo Waftigii uu hogaminaayey ayaa gaadhay dalka Jabuuti, waxaana garoonka diyaaradaha ku soo dhaweeyey Ra’iisal Wasaaraha dalka Djibouti Mudane Cabdulqaadir Kaamil Maxamed. Weftiga Madaxweynaha JSL MD Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi Cirro waxa ka mid ah: Wasiirka Madaxtooyada, Wasiirka Duulista Hawada iyo Horumarinta Madaaradda, Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Wacyi-gelinta, Wasiirka … The post Madaxweynaha Somaliland iyo Waftigii u hogaaminayaay Oo Gaadhay Jabuuti appeared first on Oodweynenews.com Oodweyne News.


today last month attach_file Other

attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other


ID: 3577889647
Add Watch Country

arrow_drop_down