home All News open_in_new Full Article

Khilaaf u Dhaxeeya Madaxweynaha Somaliland iyo Guddoomiyaha Golaha Guurtida

Madaxweyne Cirro iyo Guddoomiyaha Guurtidda oo khilaaf wayni ku dhex marayo xubintii Komishanka Doorashooyinka iska casishay oo uu Madaxweyne Cirro doonayo inuu gaysto xubin aanu Saleebaan Maxamuud Aadan soo magacaabin. Xubinta Komishanka ee hore Guurtiduu u magacawday oo xaalad caafimaad darteed isku casilay ayuu Guddoomiyaha Gurrtiddu usoo magacaabay xubin cusub oo ay isku juffo ahaayeen … The post Khilaaf u Dhaxeeya Madaxweynaha Somaliland iyo Guddoomiyaha Golaha Guurtida appeared first on Oodweynenews.com Oodweyne News.


today 3 w. ago attach_file Other

attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other


ID: 3566870974
Add Watch Country

arrow_drop_down