home All News open_in_new Full Article

Wasiir Fiqi;”Amniga Caasimada waxaa laga ilaalin karaa labada Shabelle”

Jun 04(Jowhar)-Wasiirka gaashaandhigga Soomaaliya Axmed Macalin Fiqi oo ka hadlayay munaasabad ay xilka kula wareegayeen guddoomiyaha cusub ee gobolka Banaadir Muungaab iyo Guddoomiyihii hore Amiir ayaa ka hadlay sidii loo adkeyn lahaa ammaanka gobolka Banaadir. Axmed Macalin Fiqi Wasiirka Gaashaandhigga ayaa sheegay in ammaanka gobolka Banaadir laga ilaalin karo gobolada Shabelaha Dhexe iyo Shabelaha Hoose. […]


today 1 week ago attach_file Other

attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other


ID: 455145586
Add Watch Country

arrow_drop_down