home All News open_in_new Full Article

Wasiir Fiqi ” Lama aqbali karo in Alshabaab qabsadaan Xawaadlee,Muqdishana amni ma noqon karto inta ay halkaas joogaan”

MUQDISHO (DAYNIILE.COM)-Wasiirka Gaashaandhiga Somalia Axmed Macalin Fiqi ayaa si kulul uga hadlay qabsashada Alshabaab ee Degmada Xawaadleey ee Gobolka Shabeelaha dhexe. Wasiir Fiqi wuxuu sheegay amniga Muqdisho laga ilaaliyo labada shabeele sidaas daraadeed aan la aqbali karin qabsashada Alshabaab ee Degnada Xawaadleey. Wasiir Fiqi ” Lama aqbali karo in Alshabaab qabsadaan Xawaadlee,Muqdishana amni ma noqon […]


today 1 week ago attach_file Other

attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other


ID: 3354579444
Add Watch Country

arrow_drop_down