home All News open_in_new Full Article

Madaxweyne Cirro: Trump waa fursaddii ugu weynayd ee aan helno, wuxuu horseedi doonaa aqoonsigeenna

Madaxweynaha Somaliland, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi ‘Cirro’, ayaa rajo weyn ka muujiyay in Madaxweynaha Mareykanka, Donald Trump, uu aqoonsan doono Somaliland, isaga oo ku sifeeyay “shakhsi lala xaajoon karo.” Madaxweynaha oo waraysi siiyay Wargayska The New York Times, kahor safar la filayo inuu Washington ku tago badhtamaha sannadkan, ayaa sheegay in dib-u-doorashada Trump ay tahay fursaddii … The post Madaxweyne Cirro: Trump waa fursaddii ugu weynayd ee aan helno, wuxuu horseedi doonaa aqoonsigeenna appeared first on Oodweynenews.com Oodweyne News.


today 9 d. ago attach_file Other

attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other


ID: 1629819880
Add Watch Country

arrow_drop_down