Madaxweynaha Soomaaliya Xassan Sheekh Maxamuud ayaa warar hòose waxay sheegayaan inuu tagayo Magaalo xeebeedka Boosaaso ee Puntland. Wararku waxay tilmaamayaan inuu Madaxweynuhu u tagayo Boosaaso sidii uu u xalin lahaa khilaafka ka dbex jira Dowkada Somalia iyo Maamulka Puntland kaasoo sababay in labada dhinac aysan lahayn wax xiriir ah. Madaxweyne Xassan wuxuu Boosaaso kula kulmi doonaa […]