CADDALE (DAYNIILE.COM)-Madaxweynaha Soomaaliya Xassan Sheekh Maxamuud ayaa maanta markii sedexaad dib ugu laabtay furimaha dagaalka isagoo adeegsanaya diyaarada ciidamada cirka Somalia. Madaxweynaha ayaa dhawaan Muqdisho ugu soo laabtay si uu ula kulmo Gudoomiyaha Gudiga Midowga Afrika Maxamuud Cali Yuusuf wuuna qaabilay xili ay ka wada hadleen arimo dhowr ah. Sidaas oo kale mar ka sii […]