home All News open_in_new Full Article

Madaxweyne Xassan oo goor dhaw qaabilay Musharax Cabdi Faarax Shirdoon.

MUQDISHO (DAYNIILE.COM)-Madaxweynaha Soomaaliya Xassan Sheekh Maxamuud ayaa madaxtooyada ku qaabilay Ra’iisul Wasaarihii hore Cabdi Faarax Shirdoon Saacid hadana ah musharax u taagan xilka Madaxweynaha Soomaaiya marka doorashooyinka la gaaro. War ka soo baxay Villa Somalia oo lagu baahiyay kulankaani ayaa ujeedka shirka waxay ku sifeeyeen la-tashiyada qaran ee uu Madaxweynuhu la qaadanayo waxgaradka, masuuliyiinta iyo […]


today 10 h. ago attach_file Other

attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other


ID: 829073529
Add Watch Country

arrow_drop_down