home All News open_in_new Full Article

Ra’iisulwasaare Xamsa oo caawa kulankii ugu horeeyay la yeeshay Isimada reer SSC Khaatumo+SAWIRRO

Ra’iisulwasaaraha Soomaaliya Xamsa Cabdi-Barre ayaa bartiisa Facebook soo dhigay goor dhaw qoraal uu ku sharaxayo shir uu caawa la yeeshay Isimada reer SSC Khaatumo. Qoraalka Ra’iisulwasaaraha ayaa sidan u qornaa:- Waxaan caawa kulan la qaatay Isimmada dhaqanka ee deegaannada SSC-Khaatumo, waxaanna ka dhagaystay tallooyinkooda ku aaddan dib-u heshiisiinta iyo midnimada dalka. Kulanka aan la yeeshay […]


today 3 w. ago attach_file Other

attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other


ID: 3426433188
Add Watch Country

arrow_drop_down