home All News open_in_new Full Article

Ra’iisulwasaare Xamsa iyo Wafdigiisa oo beri subax ku wajahan Laas

MUQDISHO (DAYNIILE.COM)-Kadib markii ay maanta gaareen Magaalada Laas-caanood wufuud badan oo wasiiro iyo xildhibaano isugu jira kuwaasoo horu dhac u ah booqashada Ra’iisulqwasaaraha Somalia Xamsa Cabdi Barre ayaa wararkii ugu dambeeyay waxay sheegayaan in Ra’iisulwasaaraha uu beri subax ama duhuradii uu ku gaari doono Magaaladaasi. Diyaarad qaas ah oo Ra’iisulwasaaruhu uu qaadan doono beri subax […]


today 3 w. ago attach_file Other

attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other


ID: 2382107787
Add Watch Country

arrow_drop_down