home All News open_in_new Full Article

XOGTA: Mashaariicda badan ee Ra’iisulwasaare Xamsa uu maanta ka dhagax dhigayo Laas

LAAS-CAANOOD (DAYNIILE.COM)-Wararka ka imaanaya Magaalada Laas-caanood ee xarunta SSC Khaatumo ayaa sheegaya in maanta Ra’iisulwasaaraha Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre uu halkaasi ka dhagax dhigaayo mashaariic dhismayaal Dowladeed u badan. Ra’iisulwasaaraha ayaa maalmaha uu joogo Laas-caanood lagu wadaa inuu mashaariicdaasi ku dhagax dhigo. Xamsa Cabdi Barre Mashaariicda uu maanta dhagax dhigaayo waxaa ka mid ah :- […]


today 7 d. ago attach_file Other

attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other


ID: 1577838230
Add Watch Country

arrow_drop_down