home All News open_in_new Full Article

Muxuu yahay go’amada laga soo saaray Shirkii ay yeesheen Wasiirada SSC Khaatumo +SAWIRRO

Laascaanood, 01/05/ 2025 – Hoggaamiyaha Dawlad Goboleedka SSC-Khaatumo Md. Cabdiqaadir Axmed Aw-Cali ayaa shir guddoomiyey kulankii todobaadlaha ahaa ee golaha wasiirrada. Ugu horrayn guddi hoosaadyada golaha ayaa ka warbixiyey xaaladaha guud ee deegaanka sida amniga, dhaqaalaha iyo Siyaasadda. Sidoo kale golaha ayaa go’aamiyey in maanta wixii ka dambeeyey magaca maamulka KMG SSC-Khaatumo loo bedelay DAWLAD […]


today 21 h. ago attach_file Other

attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other


ID: 432761941
Add Watch Country

arrow_drop_down