home All News open_in_new Full Article

Raysal wasaare Xamse oo Laascaanood ka wada kulamo looga hadlayo nabada iyo midnimada bulshada

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya,  Xamse Cabdi Barre, ayaa magaalada Laascaanood kulan kula yeeshay Isimada dhaqanka ee deegaannada SSC-Khaatumo. Kulankan ayaa diiradda lagu saaray xoojinta midnimada qaranka, geeddi-socodka nabadda, dib-u-heshiisiinta, iyo xasilloonida guud ee dalka. Sida uu ku sheegay qoraal ka soo baxay Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha, Xamse Cabdi Barre ayaa dhageystay... The post Raysal wasaare Xamse oo Laascaanood ka wada kulamo looga hadlayo nabada iyo midnimada bulshada appeared first on Borama News Network.


today 9 d. ago attach_file Other

attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other


ID: 1512318319
Add Watch Country

arrow_drop_down