home All News open_in_new Full Article

Mareykanka oo duqeyn ku laayay afrikaan ay Sooomaali ku jirtay oo ku xirnaa Xabsi ku yaal Dalka Yemen.

Wararka laga helaayo Dalka Yemen ayaa sheegaya in diyaaradaha dagaalka Mareykanka ay duqeeyeen xabsi ay ku jireen dhalinyaro badan oo ka soo jeeda Afrika kuwaasoo laga soo qabtay iyagoo tahriib ku sii galaya Dalka Sacuudiga. Afrikaantaan oo Soomaali ay ku jirto ayaa lagu hayay xabsi ku yaal waqooyi-galbeed Yemen oo ay maamulkaan dagaalamayaasha Xuutiyiinta oo […]


today 35 h. ago attach_file Other

attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other


ID: 923488242
Add Watch Country

arrow_drop_down