home All News open_in_new Full Article

Soomaali ku Geeriyootay Duqeyn Mareykanka uu ka fuliyay Xabsigii lagu haayey oo ku yaala Yemen

Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya weerar Duqeyn oo ka dhacay Yemen laguna qaaday Xabsi ay maamulaan Xuutiyiinta Yemen laguna haayay Tahriibayaal Afrikaan ah oo ay ku jireen Soomaali. Duqeyntaasi markii ay dhacday dadkii goobta tagay waxaa kamid ahaa Ibrahim Cabdulqaadir Macallin oo kamid ah Soomaalida ku nool dalka Yemen waxaana uu sheegay in khasaare … The post Soomaali ku Geeriyootay Duqeyn Mareykanka uu ka fuliyay Xabsigii lagu haayey oo ku yaala Yemen appeared first on Oodweynenews.com Oodweyne News.


today 28 h. ago attach_file Other

attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other
attach_file Other


ID: 2128753082
Add Watch Country

arrow_drop_down