Apr 28(Jowhar) Ugu yaraan 8 qof ayaa ku dhintay duqeyn diyaaradeed oo Axadii shalay ka dhacday caasimadda Sanca, sida uu sheegay TV-ga Al Masirah ee xiriirka la leh kooxda Xuutiyiinta Yemen. Dhinaca kale, Taliska Dhexe ee Maraykanka ayaa sheegay inay duqeeyeen boqollaal bartilmaameedyo Xuuthiyiinta tan iyo bartamihii bishii Maarso. Telefishinka Al Masirah ayaa sheegay in […]